Wednesday, September 4, 2019

Taliye caare miyuu saxsan yahay mise wuu khaldanyahay

Taliye caare miyuu saxsan yahay mise wuu khaldan yahay?
 Jawaabtan waxa ka jawaabaya aqoon yahahan 
Cabdicasiis xasan aadan (muhani) "waxay ila tahay inuu khaldan yahay oo ay shibaato qabiil dabada ka riixayso, waayo haduu qabiil udagaalamayn muu goosteen markii labada beelood ay isku laayeen deegaanka dhidinka ee ceel'afwayn.

No comments:

Post a Comment