Friday, September 13, 2019

Ciidagale gob

Anoo iska maraya wadada gacanta ee madaarka aada ayaa koox dhalinyaro ah oo ubaysan iqabatay, dabadeeto markiiba waxay dhaheen istaag xagaad ka timi? aan idhi siinay, intay is-eegeen ayay dhaheen adoo araba maxaad ka soo doontay daanta ciidagalaha? Intaan naxay ayaan idhi waar habar-jeclo ayaan ahay, intay iswada eegeen ay dhaheen hajja!aar arab ayaaba ka dhawaa, adoo habar-jeclo ah maxaa magaaladaba ku keenay? Intay talo igu cadaatay ayaan idhi waar qaar idinka midaanba garanayaaye maxaad leedihiin niyaw intay is eegeen ayay dhaheen keebaad garanaysaa? Mid xagaa dambe taagan ayaan farta ugu fiiqay kii markay wada eegeen ayaan orod kaga dhexbooday, belo ku gashay🤣🤣🤣dib uguma noqon.

By.s,suldaan 

No comments:

Post a Comment